AKHRISO: Khilaaf soo ka la dhaxgalay Gen. Gorod iyo La-tilayaha amniga Madaxweynaha

Waxaa khilaaf baahsan uu soo kala dhexgalay Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya C/wali Jaamac Gorod  iyo La-taliyaha dhanka amniga ee Madaxweyne Farmaajo Cabdi Saciid Muuse Cali.

Khilaafkaan ayaa ka dhashay kadib markii la taliyaha madaxweynaha dhanka amniga uu warqad u diray Taliye Gorod isaga oo warqadaasi ku sheegay in amar la aan aan la qeeybin hubka ciidamada.

Waxaa si caro leh uga jawaabay warqadaasi Taliye Gorod oo sheegay in shaqadaasi uu isaga leeyahay isaga warqadaasi jawaabta ah gaarsiiyay xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisil wasaaraha.

Hoos ka Aqriso Warqadaha labada Masuul ay isku direen.

 

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho