Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo labadiisa ku xigeen.

1-S/GUUTO Cabdulaahi Shire[Dool] ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.

2- G/Sare Bile Faarax Cali ayaa loo magcaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

3- G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke ayaa loo magcaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

PUNTLAND POST