Akhriso:- Muuse Biixi oo magacaabay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muse Biixi  Cabdi oo shalay xilka loo dhaariyay ayaa maanta magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukuumaddiisa.

Wasiirada cusub ee Somaliand ayaa ka kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen waxaana ku jira wasiiro hore oo ka tisanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.

Hoos ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Somland

PUINTLAND POST