Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada.
Madaxweyne Waare ayaa Magacaabay 20 Wasiir, 20 Wasiir ku Xigeen iyo 7 Wasiiru Dowlayaaal ah oo u badan Wasiiro Cusub.
Baarlamaanka Hirshabelle ayaa lagu Wadaa in loo gudbiyo oo ay ansixiyaan wasiiradaasi .
La soco Magacyada Wasiirada La Magacaabay
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho