Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa dadweynaha usoo gudbinaysa hordhaca warbixin xiiso leh oo ku saabsan sahanka barwaaqadda dayrta ee deegaano ka tirsan Gobolladda Mudug iyo Nugaal ka dib socdaal saddex cisho qaatey oo uu ku tagey Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane
Waxaa daba socda hordhacaan, barnaamij maqal iyo muuqaal ah oo ay PUNTLAND POST kasoo gudbin doonto sida ay dhulka u maasheesay raxmadda Eebe ee roobabka deyrta iyo nolosha dadka reer guuraaga.
Daawo muuqaalka hordhaca.
Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST