Xiliga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle oo la shaaciyay

Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Dowladd goboleedka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay maalinta ay dhacayso doorashada madaxweynaha Maamulkaas.

Guddiga ayaa sidoo kale shaaciyay xiliga ay bilaabanayso araaji qabashada Musharixiinta.

Halkaan Hoose ka Akhirso Qoraalka.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho