Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixinaya Miisaanadiya Dowlada

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa waxaa shir gudoomin doono Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari.

Kulankaan ayaa waxaa lagu meel marin Doonaa miisaniyada dowlada ay ku shaqeeyn doonto.

Miisaaniyada Dowlada ayaa ka badnaandoonto sida aanu wararka ku heleeyno sanadkaan tii sanadkii hore.

Baarlamaanka ayaana cod u qaadi doono Miisaaniyada Dowlada ee sanadka 2017/2018.

Fadhiga Baarlamaanka ayaa lagu wadaa in 10:00 Barqa nimo uu si toos ah uga Furmo xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho 

.