Keating oo kulan sagootin ah la qaatay Xasan Sheekh iyo CCC

Ergayga gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Wadanka Soomaaliya Micheal Keating Ayaa  Sagootiin iyo Samirsiin ugu Tegay  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isilwasaare  CCC,.

Waxa uu uga mahad ciliyay dadaalki iyo waxqabadkii mudaadii ay xilka u hayeen qaranka Soomaaliya masuuliyiintaasi.

Waxa uu sidoo kale Keating uu intaasi kadib uu u tagay gudoonka Barrlamaanka dalka isga oo ugu hambalyeeyay isbadalka ay keeneen.

Keating ayaa shalay la kulmay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo.

Xasan Maxamed Smatara Cowke

Puntland Post Muqdisho