Musharax Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay xilka maxaweynaha Soomaaliya, ka dib markii loo gudbay wareegii Labaad ee Doorashada.
Cumar Cabdirashid ayaa wareegii Kowaad helay 37 cod, waxaana la saadaalinayaa in codadka Cumar Cabdirashiid uu ugu shubo Sheekh Shariif oo helay wareegii Kowaad 49 cod.
Cumar Cabdirashid ayaa ka mid ahaa musharaxiintii loo saa daalinaayey in ay ku guulaystaan madaxtinimada dalka Soomaaliya.
PUNTLAND POST