qaabka Qabiilada Sh/Dhexe iyo Hiiraan Ay u helayaan Xildhibaanada oo la soo Saaray

Wasaarada Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia ayaa Soo Saartay Qaabka loo kala siiyay Xildhibaanada Beelaha Daga Gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Xildhibaanadaan oo ay tiradooda Gaareeyso 71 Xubnood ayaa Ah Xildhiaanada Baarlamaanka ee Maamulka loo sameeynayo Gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Hoos ka Akhriso Shaxda Xildhibaanada

1- Abgaal 15

2- Xawaadle 13

3- Gaaljecel 12

4- Jareer weyne 11

5- Gugundhabe 11

6- H/gidir 5

7- Moobleen 3

8- Ciise Muddulood 3

9- Hiilibi 2

10- Shiiqaal 1

11- Reer Aw xasan 1

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post