Gaas iyo Safiirka Talyaaniga ee Somalia maxay kaga hadleen shirkooda jaraa’id ee Bosaso?

Bosaso(Puntand Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Bosaso kusoo dhaweeyay wafdi sare oo uu hoggaaminayo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Amb.Fabrizio Marcelli, kuwaasoo magalada u yimi ka qayb galka dhismaha wajiga labaad ee Airport-ka Bosaso oo lagu wado in maalmaha soo socda loo sameeyo bandhig.

Dr.Gaas ayaa Talyaaniga uga mahad celiyay taageerada ay Soomaaliya siiso gaar ahaan Puntland.

PUNTLNAD POST