Magalada Garowe oo si weyn loogu soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka difaaca Puntland

Garowe(Puntland post) Soo dhawaynta taliyaha ciidanka difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Sicidi Dheere) waxaa ka qayb galay mamulka Gobalka Nugaal, mamulka degmada,saraakiisha ciidanka iyo dadwayne ku labisan calanka Puntland.

Taliyaha oo la hadlay dadkii soo dhawayntiisa ka qayb galay ayaa marka hore u mahad celiay, wuxuu sheegay inuu hadda ka yimi dhanka GARACAD halkasoo ahayd meeshii ugu danbaysay ee Al-Shabab laga sifeeyay, Gen.Siciid dheere ayaa shacabka ugu baaqay inuu hadda bilow yahay dagaalka Al-Shabab sidaasi darteedna loo diyaar garoobo.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Farawayne oo qayb ka ahaa soo dhawaynta Taliyaha ayaa sheegay shacabka iyo mamulkuba inuu u diyaarsan yahay sidii ammaanka looga wada shaqayn lahaa.

Howlgalkii DANAB ee uu hoggaaminayay Gen.Siciid Dheere ayaa guul kusoo dhammaaday, waxaana ka mahad celiyay beesha caalamka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.
IMG-20160330-WA0029

IMG-20160330-WA0030

IMG-20160330-WA0031

IMG-20160330-WA0032

IMG-20160330-WA0033

IMG-20160330-WA0034

IMG-20160330-WA0035

IMG-20160330-WA0036

IMG-20160330-WA0037

IMG-20160330-WA0038

IMG-20160330-WA0039

IMG-20160330-WA0040

IMG-20160330-WA0041

IMG-20160330-WA0042

IMG-20160330-WA0043

IMG-20160330-WA0044

IMG-20160330-WA0045

IMG-20160330-WA0046

IMG-20160330-WA0047

IMG-20160330-WA0048

IMG-20160330-WA0049

IMG-20160330-WA0050

IMG-20160330-WA0051

IMG-20160330-WA0052

IMG-20160330-WA0053

IMG-20160330-WA0054

IMG-20160330-WA0055

IMG-20160330-WA0056

IMG-20160330-WA0057

IMG-20160330-WA0058

IMG-20160330-WA0059

IMG-20160330-WA0060

IMG-20160330-WA0061

IMG-20160330-WA0062

IMG-20160330-WA0063

IMG-20160330-WA0064
PUNTLAND POST