Garowe-(Puntland Post)- Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Marxuum Nabadoon Maxamuud Maxamed Cismaan Gacamey oo habeen hore ku geer yooday Delhi -India.
Dr Cuuke ayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday wuxuu illahay uga baryey inuu samir iyo iimaan uu kasiiyo,wuuxna sidoo kale tacsi udiray Carruurtii iyo Xaaskii uu ka geeryooday Marxuumku.
Nabadoon Maxamuud Maxamed Cismaan Gacamey ayaa kamid ahaa nabadadoonada Puntland,gaar ahaan kuwa Nugaal.
PUNTLAND POST