Qaybta labaad sawiradda ku saabsan furitanka Airport-ka Bosaso

Bosaso(Puntlandpost) Labadii maalmood ee lasoo dhaafay xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso waxaa soo gaaray masuuliyiin iyo dadwayne aad u faro badan, kuwaasoo doonayay inay goob joog u noqdaan xafladda furitaanka garoonka diyaaradaha Bosaso.

Munaasibadda maanta ee garoonka lagu furay waxaa isigu yimi madaxda dowladda Federaalka, madaxda Puntland, siyaasiyiin hore,aqoon yahan, safiiro, qurba joog iyo marti sharaf kale, dadkaasi ayaa qaarkood la hadlay Puntland Post, waxayna soo dhaweeyay garoonka iyo haabka loo dhisay wajigiisa koowaad.

Waxa kale ay dadku aad uga hadleen inay muhiim tahay in la dhamaystiro waxyaabaha kale ee ka maqan garoonka.

Puntland Post ayaa idinka soo qaaday sawirro xul ah furitaanka garoonka, hoos ka daawo qaybta labaad.

IMG_1151 IMG_1147 IMG_1144 IMG_1136 IMG_1134 IMG_1130 IMG_1127 IMG_1124 IMG_1123 IMG_1120 IMG_1116 IMG_1115 IMG_1110 IMG_1096 IMG_1091 IMG_1081 IMG_1075 IMG_1072 IMG_1063 IMG_1059 IMG_1053 IMG_1044 IMG_1034 IMG_1018 IMG_1007 IMG_0997 IMG_0994 IMG_0968 IMG_0947 IMG_0940 IMG_0938 IMG_0936 IMG_0934 IMG_0931 IMG_0927 IMG_0924 IMG_0913 IMG_0906 IMG_0877 IMG_0876

Cali Cabdi Ducale

Puntlandpost.com