Maxaa Lagu soo Kordhiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso?.

Boosaaso (Puntland Post) Xili guud ahaan Gobolada Puntland si gaar ah Magaalda Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari siwayn looga dareemay qabanqaabada Munaasabada lagu Daahfurayo Garoonka Boosaaso oo todobaadkana lafilaayo in dhacdo taasi oo ay ka qaybgalaayaan madaxda ugu saraysa puntland, madax  ka socoto dowlada   fadaraalka Soomaali  iyo wafuud ka socoto wadamada xiriirka la leh soomaliya ayaa hada wali waxaa  garoonka boosaaso  shaqo badan kuwaasi oo uu ka dheehan karo qof kasto oo booqda garoonka Boosaaso

IMG_8896_resize

Intii aan ku jirnay booqashada kooban oo aan maanta  ee ku tagnay Garoonka diyaaradaha Boosaaso waxaan ku aragnay wadooyin cusub oo laami ah kuwas oo lagu kordhiyay maalmihii aynu ka soo gudubnay, waxaana ay wadooyinkaasi ka caawin doonaan isku xirka dadka ka dhoofaya garoonka iyo kuwa ka soo degaya iyo weliba goobta nasashada.

Sido kale waxaa gabagabo maraya Casriyayn iyo Dib-u-habayn lagu waday Terminalka garoonka Boosaaso,kaasi oo la dhamaynayo ka hor maalinta furitaanka

Hoos ka daawo Sawiro aan idinka Sooqaadnay Garoonka  Boosaaso

IMG_8894_resize IMG_8896_resize IMG_8897_resize IMG_8898_resize IMG_8899_resize IMG_8900_resize IMG_8902_resize IMG_8903_resize IMG_8904_resize IMG_8906_resize IMG_8907_resize IMG_8908_resize IMG_8909_resize IMG_8911_resize IMG_8912_resize IMG_8914_resize IMG_8920_resize IMG_8921_resize IMG_8922_resize IMG_8926_resize IMG_8927_resize IMG_8928_resize IMG_8929_resize IMG_8930_resize IMG_8931_resize IMG_8932_resize IMG_8933_resize IMG_8934_resize IMG_8935_resize IMG_8936_resize IMG_8937_resize IMG_8951_resize IMG_8952_resize IMG_8953_resize IMG_8954_resize IMG_8956_resize

FG:-Sawiradaan waxaa Xuquudooda leh wep-Puntland Post.com waadna u madaxbanaantihiin in aad isticmaashaan lkn  hala xuso cida iskaleh

Cabdi Nasir Daacad 

puntlandpost.com

Xafiiska Boosaaso

Email:-Sirabdinasir@gmail.com