Garowe- (Puntlandpost) Anigoo Ah Baashe Cabdilaahi Maxamuud Aw-Cismaan, waxaan halkaan saaka tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa geerida naxdinta leh ee ku timid allaha unaxariistee wasiir Udowlihii wasaaradda caafimaadka Puntland Cabdulaahi Jaamac Cali oo shalay ku geeriyooday Gaalkacyo.
Marxuunka waxaan uga baryayaa in uu ilaahay janatul fardawso ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii iyo hehelkii uu ka baxayna uu ilaahay samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.
Waxa uu sheegay Baashigu inuu ahaa masuul wanaagsan isla markasna uu ka naxay geeridiisa markii loosoo sheegay.
Aamiin aamiin
You must be logged in to post a comment.