Muqdisho-(PP)-Wiil dhallin yara ah ayaa goor dhow lagu dilay afaafka hore ee carwadii caalamiga magaalada Muqdisho.
Ninkan la toogtay ayaa watay gaari Landcaruser (Surf) ah,waxaana rasaas huwiyay dableey hubeysan oo wadatay baabur Toyota Kaarib,iyagoo goobtiina isaga baxsaday.
Meydka wiilkan oo aan illaa iyo haatn la garan ayaa yaalla halkii lagu qaarijiyay oo ah albaabka carwada degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
Puntlandpost.com