Xagee marayaa tartanka ciyaaraha gobolada Puntland?
Waxaa si habsamiya garoonka ciyaaraha Mire Awaare Garowe uga socda tartanka kubbadda cagta gobolada Puntland oo maraya heerka bug-baxa ama… Sii akhri
Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.
Waxaa si habsamiya garoonka ciyaaraha Mire Awaare Garowe uga socda tartanka kubbadda cagta gobolada Puntland oo maraya heerka bug-baxa ama… Sii akhri
Xulka kubbadda cagta gobolka Bari ayaa guul ku furtay tartanka gobollada Puntland, ka dib markii uu 1-0 uga adkaaday dhigiisa… Sii akhri
Gianluigi Donnarumma oo 22 jir ah ayaa loo caleemo-saaray ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartankii qaramada Yurub ee 2020, waxaana abaalmarintaas garoonka… Sii akhri
Talyaaniga ayaa riigoorayaal 3-2 uga adkaay Ingiriiska ciyaartii kama-dambaysta koobka qaramada Yurub 2020 ee ka dhacday Wembley, taas oo waqtigii… Sii akhri
Xulka kubbadda cagta Argentina ayaa xalay ku guuleysay koobka Copa America, kaddib markii uu 1-0 uga adkaaday xulka ay xifaaltamaan… Sii akhri
Xulka kubbada cagta Talyaaniga ayaa u soo baxay kam-dambaysta (final) tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, ka dib markii uu… Sii akhri
Tartankii 16-aad ee horyaalnimada Yurub (Euro 2020) wuxuu billowday 11-kii Juun iyadoo lagu ciyaaray 11 magaalo oo waaweyn oo Yurub… Sii akhri
Kooxda Chelsea ayaa caawa ku guuleysatay horyaalka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league, markii ay 1-0 uga adkaatay kooxda ay… Sii akhri
Indhaha mucaashaqiinta kubbadda cagta caalamka ayaa sii jeeda gegida Estádio do Dragão magaalada Porto ee dalka Portugal, halkaas oo caawa… Sii akhri
Kooxda kubadda cagta Villarrea ayaa ku guuleysatay koobka labaad kooxaha Yurub ee Europa League, markii ay riigoorayaal ku garaacday Manchester… Sii akhri