Ogeysiis: PSU iyo JKUAT oo Qaadanaya Arday Cusub oo Master ah

This listing has expired.

Website PSU

Puntland State University

Puntland State University (PSU)  iyo Jomo Kenyatta University of Agriculture and Technology (JKUAT) ee dalka Kenya, Waxaa ay ogaysiinayaan in la qaadanayo arday cusub loona qaadanayo labada qaybood ee soo socda. Waxaa xusid mudan in dufcada hada la qaadanayo ay tahay dufcadii 6aad. Dufcadii ugu horaysay dhawaan ka qalin jabiyeen arday gaaraysa 20 arday kuwaas oo ku shaqaysta aqoonti ay ka barteen.
Click here to Download Full Document
Unable to display PDF
Click here to download