Gaari Wiish ah oo iib ah

Shirkadda Ihsaan Accounting and Business consulting xafiiskeeda Garowe, waxaa uu iibinayaa Gaadhi Wiish ah, kaas oo leh macluumaadkan hoos ku qoran:

Nooca Wiish:  QinGong QLY25 Truck Crane
⦁ Inta Uu qaadi karo:  25 Ton
⦁ Model:  2016
⦁ Xaaladda Wiishka: Cusayb/Wakaalad

Hadaba, hadii aad danaynaysa wiishkaas iibka ah, fadlan la soo xidhiidh:

Tel: 00252-90-7-592627
Email: ihsaaninfo@gmail.com