Faafaahinta Guri Kiro ah Garowe

Nooca guriga: Dabaq shub ah.
Cabirka gurigu ka dhisan yahay: Dhererka 42X 32 oo ah balaca= 1345 m2
Qolalka Guriga:– Waa 12 qol

Conference hall ama qol shir: aad u wayn oo u dhigma labo qol hadii qolal ahaaan loo isticmaalayo:
Musqulo:  4 oo mid ka mid ah banaanka ku taalo, halka sadexna gudaha ku yaalaan.

Security rooms: Labo qol oo security ah midi ka dhisan yahay gudaha guriga midna banaanka
Jiko: 1

Motor room: Hal qol oo motor loogu talagalay oo Dayrka kuyaal guriga
Wado: labo wadoole

Dayr : Aad u wayn oo ilaa 50 gaarigi ku xaroon karo, Laamiga waa booska labaad
Barende(verandah): aad u wayn oo kor iyo hoosba kuyaal oo muraayadi ku xiran tahay. Oo qofka fadhiyaa aan banaanka laga arki Karin.

Sidoo kale waa guri dhir badan oo aad qurux badan leh.

Xaafada:- 1da Agoosto Garowe
Wixii faahfaahin ah kala xiriir:-
Somalia:- +252 90-7741242/+252 90-7767626 ama +61432771105
Email: garas99@gmail.com