Dhextaal Restaurant and Cafe

Magaca shirkadda:  Dhextaal Restaurant and Cafe

Adeegyada aan qabano

QURAACDA: Beer ari, fuul, ukun, canjeelo wadani iyo Duqaar

QADADA IYO CASHADA: noocuyada Hilibka: Hilib mandi, hilib barma, hilib xaniid, hilib solan, hilib uumito.

Noocyada kalluunka: kalluun xaniid, kalluun borosto, kalluun Escalope, kalluun mashawai, kalluun Finger.

Noocyada digaaga: Digaag mandi, Digaag xaniid, digaag solan, digaag hogaysan kuwa kaloo badan

CASHADA FUDUD:

-Cuntada fudud: begars [kalluun, digaag, iyo Hilib] chips, shuwarma, pizza, sandwich [Kalluun, qudaar iyo hilib]

-Waddaniga: Garow iyo geley, Digir iyo geley, Misir iyo badar, Soor

-Macmacaanada: cake, baqlaawe, Donut, Cupcake iyo Khaliyat Alnaxli

Waxaa intaa sii dheer oo aad ka helaysaa

-Fidiye (Delivery) oo goobtaada lagugu keenaayo cuntooyinka sida Pizza, Bagers, Cabitaanada IWM.

-La talinta Caafimaadka haddii aad tahay qof la nool xanuunada sida (Sonkorta, Dhiigkarka, Gaaska, wadnaxanuun iyo Cayiloonida/buurni)

-La-talinta Nolosha (Horumarinta Naftaada sida maraynta wakhtiga, dejinta qorshe nololeed iyo laylyidda nafta )

-Makhtbad aad ka helaysid buugaag aad akhrisato

-baakin baabuurkaaga laguugu dhaqaayo

Goobta/location
Waxay ku taal Dhexta Ka soo horjeedka Hotelka Shaariqa, dhanka qorax ka soo bax Ama jidka Eng Khaalid

La xiriir/Contacts
0906551325
0906520928
0907709535

Waxaan kaloo ku dartaa in aan Afur iyo Suxuur samaynayn bisha barakaysan ee Ramadaanka