Akhriso:- Garsoorka Gobolka Nugaal oo dacwad ka gudbiyey Wasaaradda Maaliyadda Puntland

Garsoorka Gobalka Nugaal ayaa dacwad ka gudbiyey Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland kadib markii ay ku eedeeyeen inay bixin wayday mushaarkii Garsoorka Gobalka Nugaal.

Garsoorka Gobalka oo soo saaray warsaxaafadeed ka kooban 3 bog ayaa sheegay inaysan mudo 19 bilood ah aysan helin wax mushaar ah.

Waxaa ay sheegeen inay dhowr jeer cabasho u gudbiyeen Wasaaradda Maaliyadda Puntland balse ay ugu jawaabtay inay sidaas ku shaqeeyaan ama ay iska tagaan.

Halkaan ka Akhriso Warsaxaafeedka.

PUNTLAND POST