DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaa Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Qaraxaan oo ahaa mid u cuslaa maqalkiisana laga maqlay Guud ahaan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Wadda Makka Al-Mukarama ee Muqdisho,

Qaraxaan ayaa ahaa loo adeegsaday Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay waxaana uu ka dhacay maqaayad la yiraahdo Somali Coffe  oo ku taala Meel u dhow wadda Shaqaalaha oo katirsan  Wadda Makka Al-Mukarama ee Muqdisho.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa aheyd goob aad u mashquulsan badan.

Qaraxa oo Goordhow dhacay Faah Faahin intaa ka badan lagama heli karo .

Faah Faahinta dib kala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho