Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax maqalkiisa si aad ah looga maqlay degmooyinka kala duwan ee Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay Isgooyska Sayidka oo ku dhow xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho.

Qaraxa kadib ayaa waxaa la maqlay rasaas ay is weeydaarsanayeen kooxihii qaraxa geeystay iyo askarta ciidamada.

Faah Faahinta qaraxa dib kala soco insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho