Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhow uu ka dhacay qarax imiidaamin ah.

Weerarkaan ayaa waxaa lagu fuliyay Gaariga soomaalida ay u taqaano Hoomeey ama caasi.

Qaraxa ayaa ka dhacay saldhig ciidamada amaanka Jubbaland ay ku leeyihiin magaalada Kismaayo.

Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxaasi hayeeshee dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in uu jiro qasaare.

Faah faahinta dib kala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post