Taliyaha Ciidamada Badda Puntland: ‘’Waxaanu jab u geysanay shabaabkii nasoo weeraray”

Bosaso[Puntland Post] Taliyaha ciidamada Badda Puntland Cabdirisaq Diiriye Faarax oo shir,Jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ee Xarunta Goblka Bari, ayaa faah-faahin ka bixyay weerarkii ay dhawaan ciidamada Badda Puntland ku soo qadeen Al-shabaab ee ka dhacay Deegaanka Bilikhadar oo ka tirsan Gobalka Bari.

Hoos ka Daawo faah-faahin intaa ka badan.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post