Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Lagu Dhawaaqay

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
PUNTLAND POST