Daawo’’ Gudiga Dhismaha Masaajidka Dul-xaj oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Masaajidka

Bosaso[Puntland Post]-Gudiga dhismaha Masaajidka Dul-Xaj ee Magaalada Bosaso ayaa ku hawlan balaarinta iyo Dayactir lagu sameynayo Dhismaha Masaajidka oo ku yaala Bartamaha Bosaso.

Dhismaha iyo Balaarinta Masaajidka aya sababtay sida ay culumadu warbaahinta u sheegen in Ciriiri uu ka jiro Masaajidka  wakhtigii kulaykana uu soo dhawaaday.

Culimada ayaa ugu baaqay dadka soomaliyeed meelkasta oo ay joogan in ay ka qeyb qaatan dhismaha Masaajidka Dul-Xaj ee Bosaso.

Faah-Faahin Gudiga Masaajidka -0907797683 Ama 0907799390

Hoos ka Daawo Muuqaalka Masaajidka iyo Culimada goobta ka hadashay.