Ra’isilwasaare Kheyre oo kormeeray Saldhigyo ciidan

Ra’isilwasaare Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay saldhiyo ciidan oo ku yaalo  ku yaalo Muqdisho.

Kormeerkaan oo ahaa u guurgalid sugida amaanka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Ra’isilwasaaraha ayaa kormeeray Saldhigyada Degmooyinka Hodan, Howlwadaag, iyo Deyniile.

Ra’isilwasaare kheyre Ayaa dhowr iyo labaatan sano ka hor ka ahaa saldhiga Degmada Hodan askari qoro Oobiiga ayaa sheegay in hormar badan laga dareemayo Saldhiga.

Ra’isilwasaaraha ayaa ku amray Taliyaasha in ay sameeyaan howlgalo balaaran oo lagu sugayo amaanka caasimada

Hoos ka Daawo Sawirada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho