Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo tababar u qaadday qaar kamid ah mas’uuliyiinta jaamacadaha Puntland.

Wasaaradda Waxbarashada iy o TS Puntland ayaa Tababar aqoon kororsi ah Dalka uganda ugu qaaday Qaar kamid ah Masuuliyiinta Jaamacadaha Puntland Tababarkan Waxaa Bixinaya Ururka Midowga Jaamacadaha Africa.

Waxaana xooga la saari doono Tababaro sida, Dhanka Waxbarasita Tacliinta Sare iyo Kor u qaadida Tayada Jaamacadaha. Kulani wuxuu soconayaa Mudo 7 beri ah..Waxaana Waftigaan Hogaaminaya Agaasimaha Tacliinta Sare Puntland Mohamed Ahmed Shirdoon. Tababarka ayaa noqonaya kii 4 aad ee 3 bilood ee u dambaysay Dalka dibadiisa Wasaaradu ugu qaaday Jaamacadaha Puntland.

Tababarkan Waxaa Bixinaya Ururka Midowga Jaamacada Africa. Waxaana xooga la saari doono Tababaro sida, Dhanka Waxbarasita Tacliinta Sare iyo Kor u qaadida Tayada Jaamacadaha. Kulani wuxuu soconayaa Mudo 7 beri ah..Waxaana Waftigaan Hogaaminaya Agaasimaha Tacliinta Sare Puntland Mohamed Ahmed Shirdoon.

Tababarka ayaa noqonaya kii 4 aad ee 3 bilood ee u dambaysay Dalka dibadiisa Wasaaradu ugu qaaday Jaamacadaha Puntland