Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow Gaaray Magaalada Cadaado.
Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkaan waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Gal-Mudug Madaxweyne ku xigeenka iyo Madaxa Xukuumada.
Madaxweynaha ayaa si baalaran loogus oo dhoweeyay Magaalada Cadaado waxaana halkaasi kaga sii horeeyay Xildhibaano iyo Wasiirada Gal-Mudug.
Madaxweynaha ayaa xalin doono khilaafaadka soo kala dhaxgalay Gal-Mudug iyo Odoyaasha dhaqanka Cadaado.
Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa isla maanta tagaya magaalada Hobyo.
Faah Faahinta dib kala soco insha allah
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post