Machadk AL-ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland ugu bishaaraynayaa inuu soo kordhiyay hab cusub oo Online ah (Maqal iyo Muuqaal) oo aad Qur’aan iyo Culuumtiisa ku dhigan karto, adigoo jooga goobkasta.
Machadk AL-ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxaa wax ku baran kara Caruur iyo Waalidba waxaana ka helaysaa barashada
- Higaada carabig.
- Barashada Qur’aanka Kariimka ah.
- Tajwiidka [qurxinta quraanka] & ducooyinka
- Caqiidada Islaamka.
- Fiqiga iyo Axkaamta
- Siirada Rasuulka [taariikhda islaamka]
- Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah
- Xadiiska Nabiga SCW
- Luqada Carabiga, Somaliga, iyo dhamaan Culuumta barashada Diinta Islaamka.
Machadk AL-ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxaa casharadu ku baxayaan ONLINE IYO IMAANSHO, wuxuuna ku yaalaa Magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana diyaar kuugu ah Macalimiin Soomaali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka.
Machadku waxa uu qaadanayaa arday cusub oo isugu jirta Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah!.
Macadku wuxuu habka Online-ka ah wax kuugu baraayaa dhamaan baraha Bulshada (Social media) sida Skype, Viber, Whats App, Youtube iyo sidoo kale Telephone free ah oo aad Dal iyo Dibad ka soo wici kartid lagaana soo wici karo
WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD KALA XIRIIRI KARTAA:
Tel+252906790745/+252661703694
Whets App number +252907512121
Vibe number +252907512121
Skype: alitqaan114@outlook.com
Email kadiid8@gmail.com