Habka cusub ee booliska Soomaaliya u shaqeyn doono

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa kawada shaqaynaya sida ay Soomaaliya ku lahaan lahayd ciidamo Booliis ah oo gaaraya 32,000.

Booliskan ayaa isugu jiri doona mid heer Federaal iyo mid heer dowlad goboleed ah, waxaana qorshahaan ka qayb qaadan doona Qaramada Midoobay iyo wadamada IGAD ku jira.

Hoos ka daawo Video ka hadlaya.

Xuquuqda Video-gan waxaa leh boga Youtube-ka ee UNSOM