Daawo Wasiir Qarjab:- ”Somaliland waxa ay taageertaa Al-Shabaab”

Bosaso-[Puntland Post] Wasiirka Warfaafinta, Isgaariisiinta iyo dhaqanka ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta kula hadley saxaafada magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari.

Cabdi Xirsi ayaa ka hadley arrimo ay ka mid yihiin Tukaraq iyo waxa ka soo cusboonaadey, safarkii Madaxweyne Farmaajo, qoraal ay BBC ka qortay safarkii Farmaajo ee Boosaaso iyo arrimo kale.

 

Cabdiqani Boos 

Puntland Post- Bosaso