Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya uu Gudoomiye u yahay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ayaa ka soo Horjeeystay Tilaabo Xasaanada looga qaadayo Labo Xildhibaan.
Guddigaan joogtada ah oo kulan ku yeeshay maanta Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho ayaa sheegay in ay ku gacan seereeyn codsigii ka yimid Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo Dalbaday in xasaanada laga qaado Labo Xildhibaan Si maxkmad loo soo Taago.
Hoos ka Aqriso Qoraalka ay soo saareen Guddigaasi
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho