Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxammed(Farmaajo) ayaa ka qeyb galaya munaasabadda daah-furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo haatan ka socota magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xariga jaraya xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya,wuxuuna halkaasi ka jeedin doona khudbad taariikhi ah oo ka hadleysa muhiimadda ay leedahay soo wareejinta Hawada Soomaaliya iyo dadaalka Dowladda ay ku bixisay.
Sidoo kale, Munaasabada waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakiil Ciidan iyo Xubno Wasiiro hore.
Halkan hoose toos uga daawo.
PUNTLAND POST