Eng. Maxamed Cabdullahi Shoortaaye oo baaq ka diray colaadaha deegaan Qoriley iyo Cagaare

Eng. Maxamed Cabdullahi Xuseen (Shoortaaye) isla markaana ah oday Soomaaliyeed oo bulshadu ay aad u taqaan ayaa baaq kal iyo laab ah u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Qoriley iyo Cagaare. Professor-ka ayaa baaqiisa ku sheegay in loo gurmado oo la xaliyo khilaafka ay ku filnaan waayeen.

PUNTLAND POST