Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo magacaabay Taliyaha qeybta 27aad ee XDS

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye gaas C/wali Jaamac Xuseen(Gorod), ayaa Magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad, waxaana loo Magacaabay S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto).

Sarreeye Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto) ayaa horay u ahaa Abaanduulaha Qeybta 12-ka April ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo la soo gaarsiiyey PUNTLAND POST, ayaa Lagu Magacaabay taliyaha cusub.

Halkaanka ka akhriso Wareegtada.