Mareykanka oo Sheegay in uu Ka Hortagay Qaraxyo Kusoo Wajahnaa Magaaladda Muqdisho

Dowladda Mereykanka ayaa sheegtay in ay ka hortagtay gaari qarax lagu soo raray oo kusoo wajahnaa Magaaladda Muqdisho.

Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika war uu soo saaray ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeelaha Hoose, lagu gubay gaari Homey ahaa oo lasoo saaray waxyaabaha qarxa islamarkaana kusoo wajahnaa magaaladda Muqdisho.

Taliska ayaa sheegay in qof rayid ah aanay wax ku noqon duqeynta, iyadoo aan faahfaahin laga bixin cidda Al-shabaab wax uga noqotay.

Dhanka kale dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari homey ahaa oo moos saarnaa, kaasoo la sheegay in diyaaradaha Dowladda Mareykanka ay

PUNTLAND POST