Madaxweyne Ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar(Cameey) oo duhurnimadii Maanta hadal ka jeediyey munaasabad lagu soo xiray ol-olaha 16 maalmood ee cirib-tirka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka ayaa eedayn kulu u jeediyey qaar kamid ah hay’adaha reer Galbeedka.
Mudane Cameey ayaa sheegay in ay jiraan hay’ado sacabka u garaacaya kufsi been abuur ah,kuwaasoo haweenka ku qanciya in dhaqaalo la siin doono ama qurbaha loo qaadi doono,haddii ay sheegtaan in kufsi loo geystay.
Halkaan ka daawo
PUNTLAND POST