Daawo: Duqa caasimadda Garoowe oo ka warbixiyey safarkiisi debadda

Duqa Caasimadda Garoowe Xassan Maxmmed Ciise(Goodir) oo ka soo laabtay safar debadda ah ayaa saxaafadda uga warbixiyey wixii uga qabsoomay socdaalkiisa,sidoo kale wuxuu ka jawaabay su’aal ku saabsaneyd bal in uu is-casilayo iyo in kale?.

Halkaan ka daawo muuqaalka.

PUNTLAND POST