Daawo:Madaxweynihi hore Yemen Cali Cabdalle Saalax oo la dilay.

Fallaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa Isniinta Maanta ah  sheegtay in ay dileen maadxweynihii hore Yemen Cali Cabdalla saalax.

sheegashadaas ma jirto cid madax-bannaan oo xaqiijisay,laakiin Af-hayeenka fallaagada ayaa shaaciyey in dagaal ay la galeen ciidamada daacadda u ah Saalax ay ku dileen hoggaamiyaha muddada soo xukumayey dalkaasi.

Muuqaal ay fallaagadu ku baahiyeen baraha bulshada ayaa waxaa ka muuqda qof u eg Cali cabdalla Saalax oo la dilay.

Halkaan ka daawo .

PUNTLAND POST