Daawo: Guddoomiyaha gobolka karkaar oo soo rogay go’aanno cusub.

Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdullaahi Maxammed Barre(caato) oo duhurnimadii Maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,ayaa ku dhawaaqay go’aanno cusub oo lagu soo rogay gobol.

PUNTLAND POST