Daawo: Madaxweyne Gaas oo ka warbixinaya shirka Amniga Qaranka ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland ayaa magaalada Muqdisho  kaga qaybgelidoonaa shirka amniga qaranka, shirkaas oo ay kasoo qayb geli doonaan madaxda maamul goboleedyada iyo Dawladda federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas ayaa ka warbixiyey arrimaha ugu muhiimsan ee looga hadlayo shirkaas.

Daawo Muuqaalka.

PUNTLAND POST