Daawo: Booliiska Garoowe oo digniin cusub soo saaray.

Taliyaha Saldhigga dhexe ee Caasumadda  Garoowe, Dhamme.Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) oo duhurnimadii Maanta shir jaraa’id qabtay ayaa digniin cusub soo saaray.

Halkaan ka daawo.

PUNTLAN DPOST