Toos u daawo: Guddiga doorashada Somaliland oo haatan shaaciyanaya Natiijada Rasmiga ah

Munaasabad ballaaran oo haatan ka socota Xarunta guddiga doorashada Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa looga dhawaaqayaa natiijada rasmiga ah ee doorashadii madaxtinnimada Somaliland ee la qabtay 13 bishaan.