Somalia:- Dadka laaya Ugaadha oo la habaarey

Tani waa fariin warbaahinta PUNTLAND POST kasoo gudbinayso mid ka mid ah cuqaasha  Gobolka Nugaal ee ku hawlan ilaalinta deegaanka iyo ugaarta oo dareenkiisa ku muujinaya xasuuqa lagu hayo ugaarta tan iyo intii ka dambeysay burburkii 1991-dii Dowladdii Soomaaliya.

Nabadoon Xiir Ceydiid Soo-dhakhsade oo hawdka Gobolka Nugaal kula kulmay Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane ayaa sheegay inuu ka mid yahay waxgarad khaati/maaro ula joojinta iyo ka hortagista dabargoynta lagu hayo ugaarta.

Wuxuuna soo gudbiyay fariin ka dhan ah dadka ku hawlan ka ganacsiga iyo laynta ugaarta duurjoogta ah.

Xasuuqa ugaarta ayaa qeyb ka ah musiibooyinka dabiiciga ee ka jira deegaanka iyo dalka Soomaaliya.

Haddaba Daawo.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST