Daawo : Hooyo Dhibaateysan Oo Muslimiinta U baaqday

Bosaso-[Puntland Post]-Hooyo Raaqiyo Cabdilahi Ibraahim Cali  waa hooyo soomaliyed oo ku nool Magaalada Bosaso  waxa ay la dhibatoonaysaa wiil ay  ay dhashay kaas oo ka tahriibay.

Wiilkan ay dhashay Raaqiyo Cabdilaahi Ibraahim Cali  oo ah hooyo soomaliyeed waa Agoon abihiina mar hore ayuu geeryoday sida ay iyadu noo sheegtay.

Mahaysato wax ay ku caawiso wilkeeda oo ay sheegatay in ay haystaan magafayaal waxana uu hada ku suagn yahay Caasimada Libiya ee Tripoli waxana ku dhacday xabad xili uu rabay in u baxasado waana dhaawac sida hooyo Raaqiyo ay u sheegeen dadka haysata wiilkeeda.

In dheheeda wax ka muuqada murugo xoogan oo ay la ilmaynaso silica haysat wiilkeeda iyo wax la aanta haysat Hooyo Raaqiyo.

Hooyo Raaqiyo oo hadlkeeda sii wadata Waxa ay Umada islamaka ah ee ku sugan dalka iyo dibadiisaba ka cod sanaysaa in laga caawiyo si danta wiilkeeda oo ay markale hesho .

Ilahay waxa uu yiri isku gar gaara aan idin gar gaare walal u gar gaar hooyo Raaqiyo Cabdilaahi Ibraahim Cali uguna dir wixii aad awood taleefanada Shaashada kaga muuqda.

Walalo Caawi Hooyadan Dhiban oo la xirii Talefankeeda. +252906141956 Ama Puntland Post Xafiiskeeda Bosaso 0907643863

Cabdiqani Boos 

Puntland Post -Bosaso