Musharax Ciro:- ’’Waa lagu shubtay Doorashada Somaliland”

Hargeysa-[Puntland Post] Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro oo goor dhawayd kula hadlay warbaahinta magaalada Hargeysa ayaa si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland .

Hoos ka Daawo hadalka Gudoomiyaha Xisbiga Wadani. Cabdiraxaman Ciro 

Cabdiqani Boos 

Puntland Post